Xil ka qaadisti Wasiirka Waxbarashada ma Cadaalad baa Mise?

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa 26-ka July 2018 waxaa xilkii Wasiirka Waxbarashada looga qaaday Cabdiraxmaan Daahir Cismaan. Xil ka qaadista ayaa imaneysa xilli Wasiirka uu ka sheegay warbaahinta in uusan aqoonsaneyn dhamaan Jaamacadaha dalka oo ay ku jirto Jaaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ay maamusho Dowlada. Hadalka wasiirka … Continue reading Xil ka qaadisti Wasiirka Waxbarashada ma Cadaalad baa Mise?